Na Taageer

Autism Independence waa urur aan faa’iido doon ahayn waxayna ku tiirsan yihiin deeqo iyo maal gelin si ay u bixiyaan adeegyadeena. Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira siyaabood oo aad nagu caawin karto! Dhagsii tabyada si aad wax dheeraad ah uga ogaato.

100% ka mid ah lacagaha la aruuriyo waxaa loo adeegsan doonaa in taageero iyo adeegyo muhiim ah la siiyo qoysaska u baahan; haddii ay tahay in la qabanayo kulamo taageero iyo subaxyo kafee, ama bixinta 1:1 taageero iyo turjumaad, ama kulamo wanaag u qabanaya qoysaska iyo walaalaha carruurta qaba cudurka autismka.

Rubuc kasta waxaanu soo saari doonaa warbixin aynu ku faafno oo ay ka muuqato xadiga aanu soo qaadnay iyo waxyaalihii yaabka badnaa ee aanu awoodnay in aanu ku samayno lacagtaas.