Arag Nura oo la hadlaysa wararka ITV ee ku saabsan isbedeladii ugu dambeeyay ee lagu sameeyey hababka lagu ogaaday autism

  • 24 March 2023

Waalidiinta carruurta qaba autismka Bristol waxay ku calaamadeysay xeerar cusub oo ku saabsan qofka loo gudbin karo qiimeynta baadhitaanada inay yihiin “takoorid, nacayb, iyo khatar”.

Nuura waxay fadhiisatay studio-ga ITV

Carruurtu hadda waa inay ku jiraan ‘dhibaato’ ka hor inta aan lagu darin liis sugitaan laba sano ah oo NHS ah si uu u arko bixiyaha daryeelka caafimaadka sirona – oo kashaqaysa adeegyo Bristol, North Somerset iyo South Gloucestershire.

Shirkadda ayaa sheegtay in isbedelka loo baahan yahay sababtoo ah koror aad u weyn ayaa ka dhashay baahida loo qabo qiimeyn. Sirona ayaa sheegtay in ay qaadatay “go’aan ay hogaaminayaan caafimaad ahaan inay mudnaanta koowaad siiso in ay helaan carruurta baahidoodu weyntahay”.

Nura waxay ku biirtay ITV News si ay ugala hadlaan isbedelka. La soco Linkiga hoose si aad u aragto wareysiga oo dhamaystiran.