Channel 4 News - Cudurka Autismka iyo Bulshada Soomaaliyeed

  • 17 February 2017

Soomaalidu ma hayaan eray ay u babacdhiyo (autism) Illeen garasho la’aanta iyo ceebta ku xeeran xaalada ayaa waxay ka dhigantahay in dad badan oo bulshada Soomaaliyeed ka mid ah ay u jeestaan habab aan caadi ahayn, si ay ula tacaalaan. Waxay ahayd in aan wax badan ka ogaanno – waana in aan idiinka dignaa – waxaa jira muuqaallo laga yaabo in dadka qaarkiis ay ka heleen dhibaatooyin tan iyo bilowgii warbixintiisa.

Links & Downloads